Dhagayso Caawa iyo Daljir Isniin 25 – July – 2016 – Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Studio Daljir Garowe

Garowe – Dhagayso Caawa iyo Daljir Isniin 25 – July – 2016 – Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, Barnaamijkeena qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah caawa:

Agaasimaha Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Puntland Axmed Cabdalla Tigaano oo beeniyay in kabtan Dhiidhiiyo uu ka haray ciyaarta finalka ee birri.

Dhalinyarada gobolka Mudug oo cabasho ka muujiyay guddiga dib u hagaajinta degmada Gaalkacyo.

Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga oo saamayn adag ay ku yeelatay 3da bilood ee xaaladda dag dag ah lagu soo rogay guud ahaanba dalkaasi.

Maamulka Khaatumo oo maantay eedayn kulul u jeediyay Somaliland, kana hadlay doorashada Soomaaliya ay galayso bila soo socda.

Baladwayne oo maantay lagu caleemo saaray Ugaas Xassan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Iyo qodobo kale.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com