Dhagayso Caawa iyo Daljir Isniin 25 April 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin (Studio Daljir Garowe)

Garowe, 25 – April – 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Radio Daljir xarunteeda Garowe, waxaad ku maqli-doontaan qodobo xiiso badan oo quseeyaha dalka iyo dibada, waxaana baraamijka idinla socodsiinaya wariye Maxamed Cbadullaahi Cali Kooshin. Qodobada waxaa ka mid ah:

Guddiga Doorashooyinka Dawladda Puntland oo maanta lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Dawladda Puntland
 
Axmed Maxamed Cali Axmed Kismaayo oo maantay ku guulaystay in loo doorto Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Puntland.
 
Dawladda Puntlnad oo iska fogaysay ku lug-lahaanshaha Dagaalkii Deegaanka Daac-Dheer ku dhexmaray Galmudug iyo ciidanka Dowlad deegaanka Itoobiya.
 
Isi-soobaxyo Roob doon ah oo lagu qabtay maantay inta badan magaalooyinka Puntland.
 
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir oo bilaabay qorshe kormeero xilliyada habeenkii ay ku samaynayaan degmooyinka gobolka Banaadir.
 
Soodhawayn Garowe loogu sameeyay arday reer Puntland ah oo ku guulaystay tartanka Qur’aanka Kariimka oo Muqdisho kusoo idlaaday 7aad-kaan. iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran
 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com