Dhagayso Caawa iyo Daljir Axad 03 – April – 2016 – Wariye C/fitaax Cumar Geeddi (Daljir Studio Garowe)

Garowe, April, 03 – 2016 – Dhagayso Caawa iyo Daljir Axad 03 – April – 2016 – Wariye C/fitaax Cumar Geeddi (Daljir Studio Garowe) Qodobada ugu waawayn barnaamijka caawa iyo Daljir waxaa ka mid ah:

Dowladda Puntland oo ogolaatay Nidaamka 4.5

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin ka hadlay hishiiska Garowe

Guddoomiyaha Dalada PUNSAA Nuur Shire oo saluugay go’aanka xukuumadu ay ka qaadatay 4.5

Wasaaradda Duulistada hawada iyo Garoomada Puntland oo ka warbixisay howlaha Garoomada Puntland

Abaayo dad iyo duunyaba saamayeeyay oo laga soo sheegayo deegaano ka tirsan Sool iyo Sanaag. Iyo qdobo kale

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com