Dhagayso Caawa iyo Daljir Arbaco 23 March 2016 Wariye C/naasir Maxamed Cali Daljir Gaalkacyo

Gaalkacyo, 23, March, 2016 – Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Stuudiyaha Daljir ee magaalada Gaalkacyo qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:
 
Madaxwayne Gaas iyo watigii uu hoggaaminaiyay oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garacad
 
Siyaasi Cali Xaaji oo saluugay safarka Madaxwayne Xassan Shiikh ee Puntland
 
Jaaliyahadaha Puntlnad oo deeqo kale duwan soo gaarsiyay ciidanka difaaca Puntland
 
Abaaro laga soo sheegayo gobolka Sool
 
Maamulka iyo Odoyaasha Hiiraan oo kulamo kale duwan Baldwayne kula qaatay Ra’iisul-wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaake. Iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo Dhammaystiran.
 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com