Dhagayso Caawa iyo Daljir April – 18 – 2016 Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin (Studio Daljir Garowe)

Garowe – 18 – April – 2016 Barnaamijka caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljri xarunteeda Garowe, Waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaadna ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid yihiin:

Dawladda Puntland oo caddaysay in aanay jirin dad soomaaliyeed oo lagu dhibaateeyo gudaha deegaannadeeda.
 
Buuq iyo sawaxan hareeyay fadhigii baarlamaanka dowladda Soomaaliya ee Muqdisho oo sababay maantay la xiro fadhigii Wakiillada Muqdisho uga furmay maantay.
 
W/kuxiggeenkii hore ee W. Deeegaanka PL Burhaan Cilmi FIlig oo ku baaqay in beelaha Puntland ay ka wadatashadaan cidda u matalaysa labada aqal ee baarlamaanka DF.
 
Madaxwaynaha DF Xassan Shiikh Iyo Madaxwaynaha Puntland C/wali Maxamed Cali oo ka tacsiyeeyay dhalinyaradii ku geeryootay badda u dhaxaysa Masar iyo Liibiya.
 
Geerida tahariibka oo noqotay tusbax afka laga furay oo kale, iyo waalidiinta Puntland oo walawal ka muujiyay Shabakadaha dhoofiya caruurta. iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com