Dhagayso Caawa iyo Daljir 01 Augost 2016 ISNIIN Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Studio Daljir Garowe

Garowe, 01, August, 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe, waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaadna ku maqli doontaan qodobo ay ka mid yihiin…

Munaasabado lagu waynaynayo ahmiyada 1da August waxaa lagu qabtay magaalooyinka Puntland.

Siyaasi Caasho Geelle oo ka warbixinaysa Ahmiyada laga lahaa dhismaha Puntland, iyo maraaxishii laga soo maray.

Galmudug oo hambalyada 1da August u dirtay Puntland.

Xildhibaan Maxamed Faarax Xanjex oo  muddo badan maxbuus u ahaa Somaliland oo dib u helay xorriyadiisa.

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida oo xukuno ku riday Eedeesanayaal. Iyo qodobo kale.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com