Dhagayso Barnamajka Caawa iyo Daljir Khamiis 28 – April – 2016 – Wariye Khadar Cawl Ismaaciil (Studio Daljir Garowe)

Garowe, April – 28 – 2016 – Khamiis  –  Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Garowe waxaa caawa idinla socodsiinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil, waxaad-na ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid yihiin:
 
Dowladda Soomaaliya oo sanadkaan imtixaanka shihaadiga u qabanaysa 20,000 oo arday oo ka kala imaanaya gobollada koonfureed ee Soomaaliya
 
Shir looga arrinsanayo Cadaalado oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay
 
Saraakiisha Ammaanka Puntland oo Garowe uga xaajoonaya adkaynta ammaanka Puntland
 
Gaalkacyo  oo lagu soo gabagabeeyay shirwayne looga arrinsayay maamul-waanaaga
 
Beeralayda Puntland oo diyaar-garow xooggan uga jira ka faa’iidaysashada xilli roobaadka gu’ga. Iyo qodob kale oo faahfaahsan.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com