Dhagayso Barnamaijkii Saakay iyo Dunida Talaado 29 – March – 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin

Garowe, Talaado – 29 – Marach – 2016 – Dhagayso barnaamijka subaxnimo ee Saakay iyo Dunida oo saakay idinkaga imaanaya Daljri xarunteeda Garowe, waxaa barnaamijka idinla socodsiinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaad-na ku maqli doontaan qodobo ay ka mid yihiin:

Madaxwaynaha dowladda Puntland oo sheegay in beesha caalamku ay Puntland ka caawinayso sidii kor looga soo qaadi lahaa kaabayaasha dhaqaalaha dalka.

Aqoonyahan Faysal Rooble oo R/wasaare Cumar C/rashiid ugu baaqay inuu xurmeeyo rabitaanka Puntland iyo bulshada kale ee diidan 4.5

Dalka Raashiya oo ku dhawaad 40 sanno kaddib Safiir cusub usoo diray Soomaaliya, si loo xoojiyo xiriirka labada dal.

In ka badan 20 qof ayaa u dhintay cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay deeganno hoostaga gobalka Jubbada Hoose. Iyo qodobo kale.

Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com