HomeUncategorized

Dhagayso Barnamaijka Caawa iyo Daljir Sabti April – 30 – 2016 – Wariye C/fitaax Cumar Geeddi (Studio Daljir Garowe)

Garowe, April, 30 , 2016 - Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Radio Daljir xarunteeda Garowe, waxaa idinla socodsiinaya wariye C/fitaax Cumar Geeddi, waxaad-na ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid yihiin.

(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Boosaaso)
Dhegayso Barnaamijka ka hortaga Burcad Badeedda ee Daljir
DHEGEYSO-Senator Faroole oo kahadlay lahaanshaha Muqdisho iyo dowladda dhalanaysa.
Garowe, April, 30 , 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Radio Daljir xarunteeda Garowe, waxaa idinla socodsiinaya wariye C/fitaax Cumar Geeddi, waxaad-na ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid yihiin.
 
Madaxwaynaha Dowladda Puntland oo ka xog-waramay ujeedada uu daaranaa safarkii uu ugu maqnaa dalka dibadiisa,
 
R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid oo ka waramay hannaanka doorashado ee dalka Soomaaliya iyo hishiisyadii Madasha Qaran.
 
Dowladda Puntland oo fasaxday shaqaalaheeda, xuska maalinta shaqaalaha aduunka aw-geed, wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Puntland 
ayaan ka waraysannay
 
Bilayska Somaliland oo Puntland kusoo wareejisay gaari horay loo qafaashay
 
Hay’adda Maaraynta masiibooyinka oo ka warantay baaxada abaartii ku dhufatay Puntland iyo meelaha ay roobabku ka da’een illaa hadda Iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhaayso barnaamijkii oo dhammaystiran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: