Dhagayso Barnaamijkii Saakay Iyo Dunida Kooshin Garowe Talaado 05 Janu 2015

Daljir Garowe – Dhagayso Barnaamijkii Saakay Iyo Dunida Kooshin Garowe Talaado 05 Janu 2015. Qodobada ugu waawayn saakay barnaamijkeena waxaa ka mid ah.

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo shaaca ka qaaday in isla xisaabtanku uu yahay saldhig xukuumadiisa.

G. Hore ee Guddiga Dastuurka KMG ah Caasho Geelle Diiriye oo barnaamijka isla-xisaabtanka xukuumadda Puntland ku tilmaamay tillaabo mudan dhiirigalin.
 
Siyaasi Maxamed Cabdinuur oo saluugay Qorshaha Isla-xisaabtanka xukuumadda Puntland, kuna taliyay in awooda lagu soo celiya shacabka oo ay dawladda la xisaabtamaan.
 
Madaxwayne Kuxiggeenka Puntland oo daah-furay Mashruuca Layrarka ku shaqeeya Cadceeda oo laga hirgaliyay Xaafadaha iyo Laamiyada Garowe.
 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com