(Dhagayso) Barnaamijkii Saakay Iyo Dunida 18 August 2015 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Radio Daljir Garowe

(Dhagayso) Barnaamijka Saakay Iyo Dunida Talaado 18 August 2015 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Radio Daljir Garowe. Qodobada ugu waawayn barnamaijka caawa waxaa ka mid ah. 
 
Madaxwaaha dawladda Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo xariga ka jaray waddooyin laamiyo ah oo laga hirgaliyay xaafadaha Gaalkacyo
 
Liiska cusub ee xildhibaannada golaha deegaanka Garowe oo la shaaciyay, iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo ka digay carqalad ka dhala liiskaasi
 
Maxkamada gobolka Nugaal oo shaacisay in Radio Sahal lagu waayay wax dambi ah oo ay galeen.
 
Wafti uu hoggaaminayo W/kuxiggeenka Maaliyadda Puntland oo gaaray Tukaraq, soodhawayn diiranna loogu sameeyay.
 
Afhayeenka Issimada Puntland Garaad C/llaahi Cali Ciid oo nasiib-darro wayn ku tilmaamay in madaxda DF Iyo wakiilka xog\’hayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Mr Nicklos Kay aysan ka qayb-galin doorashadii ka dhacay Jubbaland.

http://daljir.com/(Dhagayso) Barnaamijka Saakay Iyo Dunida Talaado 18 August 2015 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin Radio Daljir Garowe. Qodobada ugu waawayn barnamaijka caawa waxaa ka mid ah. MADAXWEYNAHA DAWLADDA PU


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com