HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijkii Saakay iyo Dunida 10 – Febru, 2016 Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim

Daljir Boosaaso 10 - Febru, 2016 - Barnaamijka Saakay iyo Dunida oo idinkaga imaanay Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa caawa idinla socod-siinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim. Qodobada ugu waawayn barnaamijka caawa waxaa ka mid ah.

BARNAMIJKII MAAN-HADAL _SABTI_04 [DHAGAYSO]
Shir looga hadlayay Cadaaladda Puntland oo Garowe lagu Qabtay
DHEGEYSO-Wasaaradda caafimaadka Puntland oo soobandhigtay waxqabadka caafimaadka aasaasiga ah.
Barnaamijka Saakay iyo Dunida  oo idinkaga imaanay Daljir xarunteeda Boossaaso waxaa caawa idinla socod-siinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim. Qodobada ugu waawayn barnaamijka caawa waxaa ka mid ah.
 
Maxaa kasoo baxay shirkii Garowe ku dhexmaray Madaxwaynaha Puntland Gaas iyo Beesha Caalamka
 
Wasaaradda Dakadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland oo ka warbixisay shaqo ka socota dagada Boossaaso
 
Wasaaradda Deegaanka oo ku howlan burburinta xirmooyinka, iyo ladagaalanka Xaalufinta Dhirta
 
Iyo Abaaro laga soo sheegayo deegaano ka tirsan Puntland

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: