HomeUncategorized

Dhagayso – Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Isniin, 08, 2016 Maxamed Cabdullahi Cali (Kooshin) Daljir Studio Garowe

Dhagayso - Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Isniin, 08, 2016 Maxamed Cabdullahi Cali (Kooshin) Daljir Studio Garowe, qodobada ugu waawayn barnaamijka oo caawa idinka imaanaya Daljir Garowe waxaa ka mid ah.

Booliska Serbia oo Dad Soomaali ah xabsiga dhigay
M/weynaha Puntland oo kulamo la yeeshay bulshada gobolka Mudug, iyo dadaalo lagu baadi goobayo raggii dilay wasiirka oo wali socda. [Akhris …]
DHEGEYSO-Maamulka gobolada dhexe oo guulo kasheegtay dagaalkii Godinlabe.

Dhagayso – Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Isniin, 08, 2016 Maxamed Cabdullahi Cali (Kooshin) Daljir Studio Garowe, qodobada ugu waawayn barnaamijka oo caawa idinka imaanaya Daljir Garowe waxaa ka mid ah.

Wafti Caalami ah oo uu hoggaaminaya Wakiilka cusub ee Xoghayaha QM u qaabilsan Soomaaliya 
 
Wasaaradda deegaanka daaqa iyo duurjoogta Puntland ayaa howlgal lagu banaynayo xirmooyinka aan sharciga ahayn ka bilowday qaybo kamid ah Gobalka mudug.
 
DF oo Ahlu-sunna ugu baaqday in ay hubka dhigaan, wadahadal-na la furaan Galmudug.
 
Xildhibaan Cabdi-barre Yuusuf oo ugu baaqay dawladda Puntland in ay dayactir ku samayso iskuullada waxbarashada magaalada Gaalkacyo.
 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: