Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Axad 21 – Febru – 2016 – Wariye Cabdinaasir Maxamed Cali

Gaalkacyo, 21, Febru, 2016 – Barnaamijka Caawa iyo Daljir oo laga soo tabinayo caawa xarunta Daljir ee Gaalkacyo waxaa idinla socod-siinaya wariye Cabdnaasir Maxamed Cali Qododabada aad ku maqli-doontaana waxaa ka mid ah:
 
Dawladda Puntland oo saluugtay wax-ka badalka lagu sameeyay Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya
 
Qaar ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo dhaliilay hannaanka loo maray wax ka badalka Dastuurka KMG ah.
 
G. hore ee gobolka Banaadir Tarsan oo dhaliil xooggan u jeediyay madaxda DF, qaadacyna nidaamka 4.5
 
Cabsi xooggan oo dhanka ammaanka oo soo waajahday dadwaynaha ku dhaqan Gaalkacyo
 
Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com