Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir 20, Febru, 2016 – Wariye Jamaal Faarax Aadan.

Barnaamijka fiidnimo ee Caawa iyo Daljir oo idinkaga imaanaya Daljir xarunteda Gaalkacyo waxaa idiin soo diyaariyay, idinlana socodsiinaya wariye Jamaal Faarax Aadan, qodobada ugu waawayn ee aad ku maqli-doontaana waxaa ka mid ah:
 
Madaxwayne Xassan Shiikh oo ka hadlay hanaanka maamul-wanaaga iyo dhismaha dowladnimo casri ah.
 
Guddiga abaaraha Puntland oo markii ugu horraysay soo saaray go’aamo la xiriira habka loola tacaalayo saamaynta abaarta
 
Wasaaradda Deegaanka Puntland oo ku howlan qiimaynta gobollada Puntland
 
Talyaha cusub ee qaybta gobolka Karkaar oo maantay xilkii kala wareegay talyihii hore ee qaybta gobolka
 
Caabudwaaq oo yeelanaysa markii ugu horraysa Layrarka ku shaqeeya Cadceeda
 
Hoos ka dhagayso Barnaamijkii oo dhammaystiran
 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com