Dhagayso Barnaamijka Saakay iyo Dunida Talaado 09 – Febru – 2015 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Daljir Studio Garowe

Dhagayso Barnaamijka Saakay iyo Dunida Talaado 09 – Febru – 2015 Maxamed Cabdullaahi Cali (Kooshin) Daljir Studio Garowe qodobada ugu waawayn barnaamijka waxaa ka mid ah:

Wafti Caalami ah oo uu hoggaaminaya Wakiilka cusub ee Xoghayaha QM u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOS, Danjire Micheal Keating oo maantay kusoo waajahan Garowe. (Waa maxay sababta ay u imaanayaa waraysi ayaan idinkaga haynaa)

Wasaaradda Deegaanka Puntland oo Howlgal ay ku qaaday degmooyin ka tirsan Gobolka Mudug ku gubtay Xirmooyin dhul-beereed ah oo ka badan 100, iyo cabasho ka imaanaysa iskaashatada Beeralayda Mudug.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha DF oo Ahlu-sunna ugu baaqday in ay hubka dhigaan, wadahadal-na la furaan Galmudug. Iyo qodobo kale.
 

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com