Dhagayso Barnaamijka Saakay iyo Dunida Arbaco Oct 26 2016 – Wariye Cumar Laki Man Studio Daljir Caabudwaaq

Caabudwaaq, Oct, 26, 2016 – Halkaan ka dhagayso barnaamijkii subaxnimo ee saakay iyo dunida, waxaa saakay barnaamijka idila socodsiinaya wariye wariye Cumar Laki man, waxaana barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljir xarunteeda Caabudwaaq, waxaad-ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo caalamkaba.

Halkaan ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com