Dhagayso Barnaamijka Maanhadal Dood Kulul oo ku saabsan Xaaladda Xaquuqul Aadanaha Puntland.

Garowe, December, 2015 – Barnaamijka Maanhadal oo ku saabsan Xaaladda Xaquuql Aadanaha Puntland waxaa marti ku ah Wasiirka Warfaafinta Puntland Soocade, Xildhibaan Siciid Surcad, Siyaasi Maxamed Cabdi-Nuur Xirsi Iyo Faysal Khaliif Barre Guddoomiyaha Suxufiyiinta Puntland ee MAP.

Mowduuca barnaamijku waa Xaaladda Xaquuqul Aadanaha ee Puntland.

Su’aalaha Dooda:

1 – Waa sidee xaaladda guud ee xaquuqul Aadanaha Puntland, Soomaaliya inteeda kalese marka la bar-bar dhigo Puntland heer noocee ah ayaa dhowrida xaquuqul aadanaha lagu cabbiri-karaa ?

2 – Waa Sidee Xorriyada Saxaafadda, Nabad-galyada Suxufiiyiinta, Xorriyada Fikirka Iyo Bandhiga Ra’yiga bulshada Puntland Xilligaan ?

3 – Sarraynta Sharcigu heer-kee ayuu Puntland ka taagan-yahay maantay ?

Hoos ka dhagayso Barnaamijkii Maanhadal Waxaa diyaariyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin.

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com