Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir Khamiis 21 – April – 2016 Wariye Khadar Cawl Ismaaciil (Daljir Studio Buuhoodle)

Buuhoodle, Khamiis, April, 21 – 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Buuhoodle, waxaa idinla socodsiinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil, waxaad-na ku maqli-doontaan qodobo ay ka mid yihiin:
 
Dowladda Puntland oo ka digtay shir looga hadlayo Dastuurka in lagu qabto Muqdisho, xilli loo ballansanaa in Garowe lagu qabto shirwaynaha Dastuurka Qaran 10-ka May 2016
 
Wasaaradda waxbarashada Puntland oo soo gabagabaysay qorista Manhajka waxbarashada dugsiyada hoose dhexe ee Puntland
 
Xafiiska Difaacaha Madaxabanaan ee Xaquuqul Iinsaanka Puntland oo soo bandhigay nidaam cusub oo sahlaya sida loola soo xiriiri karo
 
Madaxwayne Xassan Shiikh o sheegay in uu 2016 lasoo shir-tagayo qorshe cusub oo uu rabbo inuu ku tarmao
 
Abaaro baahsan oo wali si xawli ah ugu sii fidiya deegaannada Puntland waraysi aad ku maqli-doontaan iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com