Site icon Radio Daljir

DHAGAYSO: Barlamaanka Puntland oo Gudoomiye Cusub Yeeshay

November 09, 2015 (Daljir) — Barlamaanka Puntland oo maalmahan diyaar garow xoogan ugu jiray doorashada gudoomiye cusub ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Garowe ku doortay Axmed Cali Xaashi oo noqon doona gudoomiyaha cusub ee barlamaanka maaamulka Puntland.

Hadaba warbixin ku saabsan sidii ay doorashada u dhacday waxaa inoo diyaariyay wariye Jaamac Abdurahman.

 

Dhagayso

https://daljir.com//resources2/files/09Doorasho%20.MP3?_=1
Exit mobile version