(Dhagayso) AU Taariikhdii Marxuun Abwaan Cali Sugule oo ku geeryooday dalka Imaaraadka Carabta.

Abu Dubai – 11, Janu, 2016 – Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugule wuxuu ku dhashay Magaalada Oodweyne sanadkii 1936, Iskuulka hoose Berbera ayuu ka galey markii danbe Sheekh ayuu uga wareegey hase yeeshee wuxuu ahaa Abwaan waddani ah oo rabbi hibo u siiyay hal abuurka maansooyinka.
 
Abwaan Cabdiqaadir Cabdi Shube iyo Wariye hore Siciid Faarax-yare ayaa tacsi u diray ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii uu ka geeryooday Marxuun Cali Sugule, waxaana ugu horrayntii taariikhdiisa ka waramay Abwaan Shube.
 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com