Dhagayo Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Isniin 23, Febru, 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin

Garowe, 23, Febru, 2016 – Dhagayo Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Isniin 23, Febru, 2016 Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah:

Inta la hubo hal qof ayaa ku dhintay, 6-kalena way ku dhaawacmeen Kaddib dagaal maantay ka dhacay  Cadaado.
 
Odoyaasha degmooyinka Balanbale iyo Guriceel oo xal ka gaaray shaqooqo dhacday 11-kii bishaan Febru 2016
 
Mashruucii ugu horreeyay  oo ku shaqeeya Koronto laga dhalinayo Tamarta Qoroxda oo laga daah-furay maantay Garowe.
 
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta
 
Maxkamadda sare ee dalka oo shaacisay in uusan jirin ururka Iskaashatooyinka Qaranka Iyo qodobo kale.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com