Site icon Radio Daljir

DHAAGAYSO:Aabbe Kabarle ah oo Shaqada uu Hayo Guri kaga Dhistay Qardho

Garowe, 23, Febru, 2016 -(Daljir)_ Siciid Ciise oo ah kabarle caanka ah degmada Qardho ayaa mudadii uu shaqada hayay ku guulaystay in uu ka dhisto Guri isla markaana oo ciyaalkiisa qaar kamid ah kaga bixiyo jaamacad waliba isaga oo alaab ku wareejiyay xaafadaha kala duwan ee magaalada Qardho.
 
Hadaba Nolosha aabahan waxaa u kuur-galay Wariyaheena magaalada Qardho oo Warbixintan inooga soo diray.
 
Dhagayso
https://daljir.com//resources2/files/Qardho%20warbixin%2023.mp3?_=1
Exit mobile version