Site icon Radio Daljir

DFS oo taageero u balan qaaday Qoysaska uu saameynta ku yeeshay Ayaxa.(daawo)

DFS ayaa taageero maalgalineed u balan qaaday 16 kun oo qoys oo kamid ah dadkii uu Ayaxa dhibaatada gaarsiiyay oo ubadan beeraleyda Puntland.

wariye Cabdiqani faantaastig ayaa warbixintan ka diyaariyay.

Exit mobile version