Dekadda Boosaaso oo Wali Xiran iyo Kulamo Socda (dhegayso)

Dekadda Boosaaso oo Wali Xiran iyo Kulamo Socda (dhegayso)

Weli waxaa hakad kujira inta badan ganacsigii kale duwanaa ee kasocday dekedda Bosaso, xilli shalay ay dowladda ay sheegtay inaan la kordhin lacagta doonyaha soo xiranaya dekeda laga qaado kadib markii maamulka dkedda lagu wareejiyay shirkadda P&O prts/

Inkastoo shaqada ay bilaaban hadana waxaa saakay soo xirtay dooni ganacsi oo wali aan rarka lagu bilaabin, suldaan Cabdishkuri Xaashi Hoori oo ka mid ah waxgaradka Puntland ee si dhow ula socda ayaa ku eedeeyey wakiilada doonyaha inay masuul ka yihiin xirnaashaha dekedda.

dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com