Degmadda Caluula oo laga hirgaliyaay Bangi (dhegayso)

Degmadda Caluula oo laga hirgaliyaay Bangi (dhegayso)

Degmadda Taarikhiga ah ee Caluula ayaa laga hirgaliyay markii ugu horaysay bangi ay dhismihiisa iska kaashadeen shacabka degmadda iyo Dowladda Puntland oo lagu dhisay Barnaamijkii iskutashiga.

Dhismaha Bangiga ayaa waxaa ku baxay aduundhan 48kun oo doolar .

Hadaba Gudoomiyaha Gobolka Garda fuu Maxamuud Axmed Caynab Busul) ayan kawaraysanay sida ay kiyimid in bangi laga hirgaliyo degmada Caluula , Wariye Xasan Heykal ayaa Qadka Telfoonka ku waraystay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com