Degmadda Balcad oo lagu soo Gabagabeyay Aqoon iswaydaarsi (dhegayso)

Degmadda Balcad oo lagu soo Gabagabeyay Aqoon iswaydaarsi (dhegayso)

Degmada balcad ee gobolka shabeelaha dhaxe waxaa dhaawan lagu soo gaba gabeeyay Aqoon iswaydaarsi kusaabsan kor uqaadista iyo tayeenta wax soosaarka dalagyada kabaxa beeraha soomaaliya, waxaan sigaar ah Aqoon iswaydaarsigan diirada laagu saaray beerashada galayda , waxayna hay,aduhu kabalan qaadeen in ay ka iibsanayaan galayda hadii ay kordiyaa abuurkeeda.

Hadaba Aqoon siwaydaarsigan ayaa waxaa ka qaybgalay oo lagu casuumay wakiilo kasocday beeralayda gobolada dalka marka laga reebo maamulka jubaland .

Puntland waxaa Aqoon iswaydaarsigan uga qaybgalay , Xasan Yuusuf kaarshe oo ah Xoghayaha guud ee Ururka beeralayda Puntland.

Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay isaga oo kusugan Magaalada Garoowe ,markii uu ka soo laabatay Aqoon iswaydaarsigaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com