Site icon Radio Daljir

Degmada Xumbeys ee gobolka Karkaar oo Roobsatay (daawo)

Guddoomiyah degmada Xumbeys ee gobolka Karkaar Axmed Yuusuf Cismaan oo waraysi gaar ah siiyay maanta Radio Daljir ayaa ka hdlay Roobabkii ka da,ay degmada iyo Tuulooyinka hoos yimaada.
Xasan Heykal ayuu uga waramay Roobkaasi da’ay iyo xaalada demada
Degmada Xumbey ee gobolka Karkaar oo Roobsatay

Back to Home page