Site icon Radio Daljir

Degmada Jariiban oo markii ugu horaysay looga dabaal dagayo sanad guurada 21aad ee Aaas aaskii Puntland (dhegayso)

Iyadoo maalinta Bari ah ay ku beegaantahay 21 Sanadguuradii kasoo wareegtay Xiligii La Aas aasay Puntland, ayaa degma Jariiban ee gobolka Mudug waxaa ka socda diyaar gorowgii ugu danbeeyey .

Warbixintan waxaa ka diyaariyay wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac.

Exit mobile version