DEGMADA JARATI OO LAGA BILAABAY QORSHAHA KAHORTAGGA CUDURKA MALAARIYADA

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

DEGMADA JARATI OO LAGA BILAABAY QORSHAHA KAHORTAGGA CUDURKA MALAARIYADA

Maamulka degmada Jarati ee gobolka AFDHEER ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa bilaaabay qorshe lagaga hortagayo xanuunka malaariyada ee ka dh

THE LOOMING DISINTEGRATION OF THE SOMALI REGION
Maleyshiyaadka Canfarta oo shacab Soomaaliyeed ku xasuuqay deegaano katirsan gobolka City (daawo)
Dowladda Itoobiya oo 50 million oo Birr oo ah ku wareejisay maamulka DDS (Sawirro)

Maamulka degmada Jarati ee gobolka AFDHEER ee Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa bilaaabay qorshe lagaga hortagayo xanuunka malaariyada ee ka dhasha kaneecada. Maamulka degmada ayaa Radio Daljir u xaqiijiyey in degmooyin kamid ah gobolka Afdheer ay ku soo badanayaan xanuunka malaariyada, loona baahanyahay qorshe lagaga hortago faafka kaneecada.

Maamulka degmada ayaa diyaariyey tiim xirfadlayaal caafimaad iyo qalab lagu buufinayo guryaha shacabka iyo goobaha biyaha kaydiya.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: