Degmada Buur-Hakaba ayaa markii ugu horaysay la hirgaliyay garoon diyaaradeed (dhegayso)

Degmada Buur-Hakaba ayaa markii ugu horaysay la hirgaliyay garoon diyaaradeed (dhegayso)

Gudoomiyaha Degmada Buur Hakaba Maxamed Ibrahim Nuur oo Radio Dajir la hadlay ayaa sheegay in garoonka kharashka ku baxaya ay iska kaashadeen maamulka degmada iyo ganacsatada.

Gudoomiayaha ayaa sido sheegay in degamada laga hirgaliayay Ceel biyood madamada dadka ku dhaqan halkaas ay waraha biyaha ay ka cabi jireen.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa u waray Gudoomiyaha Degmada Buur Hakaba.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com