Site icon Radio Daljir

Deganaan aan cago ku taagnayn oo ka jirta Tukaraq

Waxaa degan xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo shalay ay ka dhaceen dagaallo culus oo u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.

Wararka ayaa sheegaya daganaasho aan cago adag ku taagnayn in laga dareemayo saakay deegaanka, iyadoo dhinacyadii dagaalamay ay isku horfadhiyaan jihada bari ee Tukaraq.

Dagaalkii shalay waxaa ka dhashay khasaare kalle duwan oo dhimasho iyo dhaawac isugu jirta, iyadoo ciidamada somaliland ay weerar ku ahaayeen deegaanka Tukaraq, kadib markii hogaanka maamulka Somaliland uu sheegay inuu soo xirayo xuduud uu sameeyey Ingiriiska.

 

Exit mobile version