Site icon Radio Daljir

Degaano ka tirsan Bargaal oo biyo la’aan laga soo sheegayo (dhegayso)

Deegaano ay kamid yihiin Qaraxaad , Waadi khayr iyo Taageer oo hoos yimaada Degmada Baargaal ayaa waxaa laga soo sheegayaa biyo laan haysata dadka iyo dunyada ku dhaqan Deegaanadaasi .

Dadka ayaan haysan ceel biyod ay ka cabaan , waxaana lagu soo waramayaa in dhawaan Cel Biyood laga hirgalin lahaa halkaasi laha horistaagay .

Hadaba Waxaa maanta Radio daljir la soo xiriiray Gudoomoyaha Gobolka Garad Fuu Maxamud Axmed Caynab iyo Midkamid ah waxgaradka Deegaanka oo lagu magacaabo Muuse Saalax ,Waxayna ay uwarameen Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b4a16c40a010021b4ac2b3a/Waraysiga+Caynab+iyo++Muuse+.mp3?_=1
Exit mobile version