Site icon Radio Daljir

Deeq Raashin oo ka Timid USA ayaa la Gaarsiiyey Geesa-weyne, Waqooyiga Galgaduud

80 Qoys oo ku nool deegaanka Geesa-wayne ee Gobalka Galgaduud ayaa la gaarsiiyay deeq raashin ah oo ay soo dhiibeen Jaaliyada ku nool Maraylanka, kana soo jeeda waqooyiga Gobalka Galgaduud. Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixitaan ka soo diray Daljir Caabudwaaq.

Hoos ka Dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58efd9a20701006e1f8d0af6/80+Qoys+oo+ku+nool+deegaanka+Geesa-wayne+Gobalka+Galgaduud+ayaa+lgaarsiiyay+Deeq+Raashin+ah+oo+ay+soo+dhiibeen+Jaaliyada+ka+soo+jeeda+waqooyiga+Gobalka+Galgaduud+ee+ku+nool+Dalka+Maraykanka.mp3?_=1
Exit mobile version