Site icon Radio Daljir

Deegaano ka tirsan gobolka Kar kaar oo laga soo sheegayo Abaar iyo Biyo la,aan( dhegayso)

Cabilaahi Maxamed Bare Guddoomiyaha gobolka kar kaar oo maanta waraysi gaar ah siyay radio Daljir ayaa ka hadlay xaalada gobolka iyo abaaro iyo biyo la,aan ka jirta degmada iyo tuulooyinka hoose yimaada.

wariye Hodan Sulub Diini ayuu uwaramay.

Exit mobile version