Deegaanka Dhaakhato ee degmada Gursum oo weli jid la’a

Shacabka deegaanka DAAKHATO oo hoostimaada degmada GURSUM ee gobolka FAAFAN ayaa indhawaalaba aad ugu cabanaya waddo la’aan. Md. Aadan Faarax, Kuxigeenka Madaxwaynaha DDS, oo kal hore booqasho ku tagay magaalada DAAKHATO ayaa ballanqaaday in si degdegga deegaanka jid loogu samayn doono, taas oo sahli doonta isusocdka bulshada.

Ballanqaadka Madaxweyne Kuxigeenka ayaa noqday mid aan weli hirgelin, welina dayacii deegaanka aan waxba iska badalin.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “Deegaanka Dhaakhato ee degmada Gursum oo weli jid la’a”

  1. NuurkaNederland

    BISINKA & YAASIINKA WAR MEESHU MAGAC XUMAA!!!?.

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com