Deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Mudug oo lagu dhilay nin xoolo dhaqato ah (dhegayso)

Deegaanka Daaru-salaam  ee gobolka Mudug oo lagu dhilay nin xoolo dhaqato ah (dhegayso)

Tuulo u dhaw Deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Mudug ayaa xalay waxaa lagu dilay   nin kamid ah dadka xoolo dhaqatada ah  oo lagu magacaabi jiray Cali Afwayne .

Ehelada ninkan ladilay  aya shegeegay in dilkan loo malaynayo in uu ka dambeyo  mid kamid ah qoyska  gabadha  uu ninkan qabay .

Ninkan ayaa dhawaan guursaday , waxaana uu kamid ahaa dadkii xoolo dhaqatada ahaa ee deegaanka dhawaan u soo naq raacay.

Ciidamada amniga ayaa goobtii uu dilku ka dhacay soo garay , waxaana socda baaritan ku aadan sida uu dilkan udhacay.

Dhegayso.

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com