Dawladda Puntland oo ku dhawaaqday in si rasmi ah looga mamnuucay dalka Isticmaalka Bacda (dhegayso/Daawo)

Dawladda ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in laga bilaabo 15 bisha December deegaanada Puntland aan lagu arki karin bacda noocay doonto ha noqotee .
Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Puntland ,Cabdiweli Xirsi Cabdulle Indha gurran ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inay mamnuuc ka tahay deegaanada Puntland isticmaalka Bacda ,iyadoo Xukuummadda doonaysa in bedelka bacda  la dhiirigeliyo isticmaalka weelalka Saladaha oo ay soo saaraan shirkado dalka kuyaala,
Warbixintaan waxaa ka diyaariyay Axmed Sheekeeye.

Hoos ka akhriso digireetada Xafiiska Madaxweyne Gaas kaso baxday


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com