Dawlada hoose ee Galkacyo oo ugu baaqay dawlada Puntland in ay dhawrto xuquuqda dadka la celinayo; lana timaado qorshe si nabad ah dadka loogu celiyo.

Galkacyo, July 21 – Maxamed C/Qadir Dirir, Agaasimaha mashaariicda & hay’adaha dawlada hoose ee magaalada Galakcyo oo ka hadlay dad gaaraya 500 oo qof oo laga soo masaafuriyey Bossaso, lana keenay Galkacyo ayaa ugu baaqay dawlada Puntland in la dhawro xuquuqda dadka la celinayo, ayna dawladu la timaado qorshe habaysan oo dadka loogu celinyo halkii ay ka yimaadeen.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *