David Silva iyo Manchester City oo illaa iyo sannadka 2020 isku mataanaysan (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha & cRaxmaan Yameni

Kooxda Manchester City ayaa shaacisay in ay heshiis cusub iyo 1 sano oo dheeri ah ku abaalmarisay kubbad sameeyaha qaab-ciyaareedka layaabka leh ee David Silva, waxa uuna kooxda ku sugnaan doona marka heshiiskan cusub dhamaado sanadka 2020.

Kooxda Real Madrid waxaa soo wajahay cabsi xooggan kahor kulanka adag ee ay ku booqan doonto kooxda Athletic Bilbao iyo garoonka cabsida badan ee San Mames. Real Madrid at ciyaartoy muhiim ahi waxa ay segeen tababarkii kooxda.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

  

  

  


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com