Site icon Radio Daljir

Darwal Somaliyeed oo dalka Sambia ku nool oo ka cabanaya Somaali kale (Daawo)

Yusuf Cadow Xaayow wuxuu ku sugan yahay xadka Sambia iyo Congo waa darawal kaxayn jirey baabuurta waaweyn ka hor inta aan laga qaadin ciqaamadii uu ku joogay Sambiya wuxuu Daljir u sheegay in nin Soomali ah oo uu u shaqeyn jirey uu ka qaatay sharcigiisii taas oo keentay inuu xabsi galo kuna noolaado nolol adag .

Hoos ka daawo.

Back to Home page