Site icon Radio Daljir

DAREEN 33aad: Abaaraha Soomaaliya iyo Saamayntooda (dhegayso)

Dhegaystayaal waa mar kale iyo taxanaha DAREEN oo todobaad walba Axadda iyo Jimcaha aad ka dhegaysataan FM-yada Radio Daljir iyo internetka ciwaanka aan ku leenahay ee daljir.com. Maanta waa DAREEN Taxanahiisa 33aad.

Hoos ka Dhegayso oo fadlan nala qaybso fikirkaaga iyo waliba falcelis.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a1b5a54070100f95b07a934/Dareen+programme+Episode+33third++26min+.MP3?_=1
Exit mobile version