Site icon Radio Daljir

DAREEN 2aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

Radio Daljir – DAREEN waa barnaamij cusub oo aan kaga warbixino saamaynta abaarta SIMA u gaysatay dadka soomaaliyeed, gaar ahaana xooladhaqatada. Barnaamijka oo ah todobaadle Radio Daljir ka baahi doona maalinta Axadda ah saacada Afrikadda bari marka ay tahay 2:30PM, wuxuu ka koobanyahay warar, warbixino, waraysiyo, falaanqayn, iyo waliba aragtida dhegaystayaasha.

Hoos ka dhegaysoDAREEN 2aad

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58e9b0c00001005249013ed4/Dareen+EposideTwo+25+and+58+sec.MP3?_=1
Exit mobile version