Site icon Radio Daljir

DAREEN 27aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda (dhegayso)

Dhegaystayaal waa mar kale iyo taxanaha DAREEN oo todobaad walba Axadda iyo Jimcaha aad ka dhegaysataan FM-yada Radio Daljir iyo internetka ciwaanka aan ku leenahay ee daljir.com. Maanta waa DAREEN Taxanahiisa 27aad.

Hoos ka Dhegayso oo fadlan nala qaybso fikirkaaga iyo falcelisba.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d279ce0401006514835a75/Dareen+programme+Episode+27th++27min+.MP3?_=1
Exit mobile version