Site icon Radio Daljir

DAREEN 23aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda (dhegayso)

Dhegaystayaal waa mar kale iyo taxanaha DAREEN oo todobaad walba Axadda iyo Jimcaha aad ka dhegaysataan FM-yada Radio Daljir iyo internetka ciwaanka aan ku leenahay ee daljir.com. Maanta waa DAREEN Taxanahiisa 23aad.

Hoos ka Dhegayso oo fadlan nala qaybso fikirkaaga iyo falcelisba.

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59ac6b9e0501000f27120f5c/Dareen+programme+Episode+23th++26+min+.MP3?_=1
Exit mobile version