Dardaaran Xildhibaanada Dooran ee Puntland: Timaadadu waa maanta doorashada Guddoonkuna waa berri

Xildhibayaal, mar kale TIMAADADU waa maanta, talada Puntland ayana waa mid gacantiina ku jirta. Berri waxa aad dooran doontaan Guddoonka Barlamaanka Puntland. Inta aydan dooran Puntland dib u fiirsha. Xasuusta codadka walaalihiinna shalay aad dhex joogteen. Xasuusta cabshooyinka. Xasuusta xukun xumida Puntland la soo daristay. Isweydiiya ayaa qayb ka ahaa, yaan se qayb ka ahayn? … Continue reading Dardaaran Xildhibaanada Dooran ee Puntland: Timaadadu waa maanta doorashada Guddoonkuna waa berri