Danjire Keating oo Puntland iyo Somaliland ugu baaqay joojinta dagaalka Tukaraq

Danjire Keating oo Puntland iyo Somaliland ugu baaqay joojinta dagaalka Tukaraq

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Michael Keating, ayaa ugu baaqay maamullada Somaliland iyo Puntland.

Waxaa uu ka codsaday in ay joojiyaan dagaalka ka soo cusboonaaday degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool,halkaas oo ay Ciidamada labada dhinac ku dgaallameen shalay ilaa xalay.

Michael Keating,ayaa sheegay in dagaalka aanu u wanaagsaneyn labada maamul waxaana uu ugu baaqay in ay wadahadl ku dhameeyaan heshiis siyaasadeedna ka gaaraan khilaafka dhinaca dhulka ah ee labada maamul u dhaxeeya.

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu horay ugu baaqay labada maamul in ay dagaalka joojiyaan islamarkaana ilaaliyaan nabadda degaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Nuurkanederland 6 years ago

    D I G N I I N.
    —————.
    1)ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    2)IS ISIS GOOD FOR THE JEWS.
    3)ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAEL!.
    WHY? ISIS MADE IN ISRAELI.
    4)ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX-NAME(ELLIOTE SHIMON) 100% HE WAS MOSSAD AGENT.
    5)ISRAËL DID 9/11,INSIDE JOBS.
    6)MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    7)DID MOSSAD DO CHARLIE HEBDO.
    8)OSAMA BINLADEN STIL ALIVE BAHAMAS.
    INTAAS HADAANU FAAFINO OO AYNU ISLA FAHANO WAXAYNU WAAYI DOONAA WIIL DANBE OO ISKU KEEN DHEX QARXIYA.
    KA BAAREEY GOOGLE AMA YOUTUBE ADOO RAACAYA SIDEEDAAS QODABAD.

  • Nuurkanederland 6 years ago

    ISIS=ISRAËLI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ————————–.
    MICHEAL KAETING WAA NINKII ISKU DHUFTA MAAMULADAAN KADIBNA SIIYA DHAQAALE.
    MAXAA ISKU SOO BEEGAY BOOQASHADIISII & DAGAALKA?.
    MICHEAL WAA FAYRUS KU DHEX JIRA UMADDA SOMALIYED.
    WAANA MUSUQMAASUQA AABIHII WAANA GUMAYSTE SHAATI SHARCIYEYSAN USOO GALIYEEN USA & UK.
    DABCAN WAA XANAANEEYAHA ISIS & ALSHABAB.
    MOVE KAETING

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com