Danjire Ciid Baddal: “Ninka dhibka badda keenay wuxuu ahaa Xasan Shiikh … oo xudduuduhii dalka u saxiixay Kenya … ahna sababta aan isku cisilay” (dhegayso)

Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyey QM Md. Ciid Baddal Maxamed ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir waxa uu ku soo bandhigay xogo badan oo la xiriira xiisadda dhanka badda ah ee ka dhex aloosan waddamada Kenya iyo Soomaaliya. Danjire Ciid waxa uu sheegay in damaca Kenya ee ku aaddan arrinkan badda Soomaaliya uu si … Continue reading Danjire Ciid Baddal: “Ninka dhibka badda keenay wuxuu ahaa Xasan Shiikh … oo xudduuduhii dalka u saxiixay Kenya … ahna sababta aan isku cisilay” (dhegayso)