Site icon Radio Daljir

Danjire Caalin “Xalka kaliya ee Soomaaliya waa siyaasiyiinta inay noqon xil doon ee ay noqdaan xaldoon (dhegayso)

Danjire Maxamed Axmed Caalim oo ka hadlayay waxa kasoo bixi kara shirka Garoowe uga furmaya madaxwaynaha dowladda faderaalka, raysal wasaaraha iyo madaxda kalle ee dowlad goboleedyada ee tabashada katirsanaya dowladda dhexe ayaa waxaa uu sheegay hogaamiyeyaasha in looga baahanyahay inay noqdaan xal doon, oo aysan noqon xil doon, taasi oo qayb ka ah mushkiladda dalka ka taagan.

Isagoo jooga Finland ayuu u waramay MCI oo Bosaso jooga.

Hoos kadhegayso.

 

Back to Home page