Damiirka xanuunsanaya ee Muslimiinta: Waa in dib-loo-helo Islaanimo aan takoor lahayn

Dunidii Islaanku si daran bay u kala qaybsantahay. Dagaalo sokeeye oo koox-koox iyo firqo-firqo la isaga horyamid baa ka qarxaya Siiriya, Ciraaq, iyo Liibiya. Yamen ayana waxaa ka taagan xaalad bini’aadanimo maanta tii dunida ugu xumeyd, kana dhalatay dagaal kii ugu xumaa kaas oo Sacuudigu garwadeen ka yahay — waa Sacuudigii iimaanka Islaanku calankiisa ku … Continue reading Damiirka xanuunsanaya ee Muslimiinta: Waa in dib-loo-helo Islaanimo aan takoor lahayn